Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweyne Xassan “Mandela wuxuu hormuud u ahaa dhamaan inta u dooda cadaaladda iyo xornimadda.”

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.
Maxamud Anigoo kuhadlaya magaca Dowlada kan Shacabka iyo Keygaba
waxaan uga tacsiyeeyay Madaxweynaha iyo shacabka Koonfor Afrika,
qaasatan ehelada iyo asxaabta Geerida naxdinta leh ee ku timid
Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Africa Marxuun Nelson Mandela
waxaana eebe uga baryeynaa inuu eebe unaxariisto eheladii,qaraabadii
iyo asxaabtii uu ka tagayna samir iyo iimaan kasiiyo.

“Mandela wuxuu ahaa shaqsi saameyn weyn ku leh aduunka. Geeridda
Geesiga Afrika, Mandela oo ahaa nabadoon waa laga wada xusayaa dhamaan
qaaradda Afrika. Wuxuu hormuud u ahaa dhamaan inta u dooda cadaaladda
iyo xornimadda.”

Wixii faah faahin ah kala xiriir Agaasimaha Warfaafinta ee Villa
Somalia, Malik Abdalla mabdalla@presidency.gov.so

Communication Office.

Madaxweyne-Xasan-Sheekh-300x200


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles