Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Jigjiga:-Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Casho Sharaf ka qeybgalay(Sawiro).

$
0
0

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa xalay ka qaybgalay casho sharaf lagu maamuusayay maalinka mudowga qowmiyaha Ethiopia oo ku began maanta islmarkaasina xuskeedu uu ka dhici doono magaalada JIgjiga.

Wufuud Somali oo dhan ka socota ayaa ka qaybgalaysa xuskan sida DF Somalia, Somaliland, Jublaland iyo weliba maamulka gobolka Shabelada Hoose.

Waxa ku sugan Jigjiga madaxda 9-maamul goboleed ee ka jia Ethiopia iyo wakiilo ka socda 85-ta qowmiyadooda ee dalkaasi dega.

Sanadkii ugu horeeyay xuskan ayuu noqonaya sanadkan Jigjiga, waxana uu xalay sheegay madaxweynaha DDSI Cabdi Ilay inay farxad u tahay ka soo qaybgalka xuskan iyo weliba martigelintiisa, isagoona raaciyay in maamulkiisu ku talaabsaday horumar sanoyinkii ugu danbeeyay.

Waxa la soo bandhigi doonaa ciyaaraha iyo dhaqamada ay qowmiyadaha dega dalkaasi ay leeyihiin.

1_44

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles