Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Halkan ka Daawo Khudbadii Sanadguuradii 4-Aad ee Madaxda Puntland.

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Madaxdii ka Hadashay Munaasabadii dabaaldega Xafladii Xalay lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Bosaaso. .

View Article


Xaliimo Soofe Faarax :Faroole iyo Puntland Daaya(Video).

Xaliimo Soofe Faarax oo Ka Mid ah Hooyooyinka Soomaaliyeed ee qurbaha usoo qaxay markii ay Meesha ka Baxday Dowladii Dhexe ee Soomaaliya ayaa Waxay Tix Muraanbur ah Waxay ka Tirisey Xaalada Guud ee...

View Article


Koobka kooxaha Heerka 1-Aad ee Magaalada Bosoaso oo Meel Xiiso Badan...

Waxaa Ka Socda Bender Qaasim Stadium Tartanka  Koobka Kooxaha Heerka 1-Aad ee Magaalada Boosaaso Kaas oo Haatan Marayaa Meel aad u xiiso badan. koobkan  ayaa  soo Qabanqaabisay Wasaarada...

View Article

Madaxweyne Faroole”“Waxaan Aad uga Xumahay Hadal Kasoo Yeeray Madaxweynaha...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole) oo Xalay Khudbad Dheer ka Jeediyey Xafladii Sanadguuradii 4-Aad ee Kasoo Wareegtay Xiligii La Doortay Madaxweynaha iyo Ku...

View Article

Tacsi Tiiraanyo Leh :Marxuum Maxamuud Afmuus.

Waxaa Caawa fiidkii ku Geeriyooday Magaalada Adis-Ababa ee Dalka Ethopia Alla  ha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Afmuus , Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.   Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha...

View Article


Soomaali Doonaysa in U.k Qaadka Laga Joojiyo iyo Kenyaati Diidan(Video).

Waxaa ilaaheey mahadiisa halgan dheer dabadiis waxaa isa soo taraya  guulaha laga gaaray la dagaalanka qaaddka ee qaarada yurub waa ilaahey mahadiise waxaa waxaa magaalooyinka Amsterdam ,Rotherdam iyo...

View Article

Soomaalida Qaadka Cunta ee ku nool dalka Holland oo ay soo wajahday qaad...

Soomaalida qaadka cunta ee ku nool dalkaas Holland ayaa waxaa  soo wajahday qaad la’aan ba’an iyo qiimaha qaadka oo uu ku yimid sare kac ka dib markii uu dhawaantaan ka hirgalay dalkaas sharci lagaga...

View Article

Qaban qaabada Shir ku saabsan Maamul u Sameynta Kismaayo…..

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socoto qabanqaabadii ugu danbeeysay oo loogu jiro in dib loo ambaqaado shirkii maamul u sameynta gobollada Jubooyinka kaasoo mudooyinkii u danbeeyay uu hakad ku yimid....

View Article


Prof Gaandi”Maxaa Looga Hadli waayey Markii Shabaabku Kismaanyo Haysteen”(Video)

Barnaamijka  Arimaha Bulshada ee ka Baxa Tv-ga Somalichannel ayaa Todobaadkan Waxa Lagu Proff.Maxamed Cabdi Xaaji Maxamed (Prof-Gaandi) oo isagu ah Madaxweynaha Maamulka Azaaniya. Prof.Gaandi Waxa uu...

View Article


Puntland iyo Maanta By-Abdullahi Isim(Qormo Xiiso Badan).

Waxaa mudadan dambe soo if baxaya olole siyasadeed oo dardar iyo xawli  ku socda, kuna wajahan degaanada iyo maamulka puntland, hal ku dhegyo dareen iyo dhiilo loogu gogol xaarayo, Burburin iyo...

View Article

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuumad Seynab Aadan Finiin.

Waxaa Maanta Magaalada Bosaaso Ku Geeriyootay  Alla  ha u Naxariistee Marxuumad Seynab Aadan Finiin, Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee...

View Article

Tahniyad Meher

Tahniyad Meher Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay tahniyad Meher u dirayaan Rooda Mukhtaar Jamac iyo Cismaan Ciise oo 4tii bishan Nikaaxoodu ka dhacay Magaalada Turku ee dalka Finland. Hooyo fadumo...

View Article

Madaxweyne Faroole iyo Ergayga Gaarka ee Dowlada Maraykanka Soomaaliya u...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa ku qaabiley xarunta Madaxtooyadda Bosaso Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambaasador James C....

View Article


Dib-U-Eegis Lagu Sameeyey Qaab Dhismeedka Wasaaradaha Qaarkood.‏

Muqdisho, 11, jan, 2013…..Shir Jara’id oo uu xalay ku qabtay xafiiskiisa Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamuud Xirsi Cabdulle ayaa ka hadlay dib-u-eegis lagu sameeyey...

View Article

Golaha Wasiirada oo ka Dooday Dib U Dejinta Barakacayaasha(Sawiro).

Moqdisho, 11, Jan, 2013…Shirr ay xalay  isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa...

View Article


RW Saacid oo Faahfaahin ka Bixiyey Waxqabadka Xukuumadiisa.

Muqdisho, 11 Jan, 2013….Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa, isaga oo faah faahin...

View Article

Humanitarian access to Somalia improves following Al-Shabab defeats.

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission, Ambassador Mohamet Annadif, has welcomed reports indicating that access for humanitarian workers to the population in...

View Article


Murwo Fowsiyo Xaaji Aadan oo Booqatay qaar ka mid Xarumihii Dowlada...

Ra’iisulwasaare ku Xigeen Ahna Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Soomaaliya Murwo Fowsiyo Xaaji Aadan ayaa Maanta Booqatay Qaar ka mid ah Xarumihii iyo Guryihii Soomaaliya ee ku yaalay Magaalada Roma ee...

View Article

David Cameron oo Sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya ay isla meel dhigeen...

Ra’iisulWasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa maanta sheegay in isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamud ay  isla Meel Dhigeen  Xiliga  la qabanayo shirka Soomaaliya looga...

View Article

Howl galo xalay diyaarado Helicoptero iyo Ciidamo Ajnabi ka fuliyeen...

Diyaarado Helicoptero iyo ciidamo ajnabi ayaa xalay howl galo ka fuliyay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo duqeeyay guri ku yaala degmadaas, oo bartilmaameedkooda ahaa. Warar...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live