Ra’iisulwasaare ku Xigeen Ahna Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Soomaaliya Murwo Fowsiyo Xaaji Aadan ayaa Maanta Booqatay Qaar ka mid ah Xarumihii iyo Guryihii Soomaaliya ee ku yaalay Magaalada Roma ee xarunta Dalka Talyaaniga. Murwo Fowsiyo Safarkeeda Xog ogaalnimo ay maanta ku Gaartey Gurigii Martida ,Gurigaas oo nin u dhashay dalka Yuguslaafiya uu ka kiraysan yahay [...]
↧