Ra’iisulWasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa maanta sheegay in isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamud ay isla Meel Dhigeen Xiliga la qabanayo shirka Soomaaliya looga hadlaayo kaas oo Lagu qaban Doono Magaalada London. David Cameron ayaa Cinwaanka uu ku Leeyahay Barta Internetka ee Loo yaqaan Twitterka ku qorey in isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya ay [...]
↧