Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Howl galo xalay diyaarado Helicoptero iyo Ciidamo Ajnabi ka fuliyeen deegaanka Buulo Mareer.

$
0
0
Diyaarado Helicoptero iyo ciidamo ajnabi ayaa xalay howl galo ka fuliyay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo duqeeyay guri ku yaala degmadaas, oo bartilmaameedkooda ahaa. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarkan oo xalay saqdii dhexe abaarihii 2-dii uu dhacay, iyadoo ciidamo saarnaa diyaarada ay ku daateen guri ku yaala Buulo Mareer, [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles