Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole) oo Xalay Khudbad Dheer ka Jeediyey Xafladii Sanadguuradii 4-Aad ee Kasoo Wareegtay Xiligii La Doortay Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa. Madaxweynuhu Khudbadiisa Kusoo qaatay Hadal Dhowaan Kasoo yeeray Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ,Hadalkaas oo ahaa In Dastuurkaasi aanu shaqayn karayn ayna noqon doonto in Baarlamaanku Wax [...]
↧