Waxaa Caawa fiidkii ku Geeriyooday Magaalada Adis-Ababa ee Dalka Ethopia Alla ha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Afmuus , Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com waxay tacsi tiiraanyo leh Udirayaan dhamaan caruurtii iyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka Geeriyooday Alla Ha U Naxariistee Marxuum Maxamuud Afmuus. Waxaan Allaah uga baryeynaa in [...]
↧