Waxaa ilaaheey mahadiisa halgan dheer dabadiis waxaa isa soo taraya guulaha laga gaaray la dagaalanka qaaddka ee qaarada yurub waa ilaahey mahadiise waxaa waxaa magaalooyinka Amsterdam ,Rotherdam iyo gebi ahaanba wadanka Holand laga maqlayey Mashxarad iyo dabaaldeg ka soo yeeraya dumarka Soomaaliyeed eek u dhaqan wadanka holand sidoo kale dhinaca kalena waxaa ka socda ALLE [...]
↧