Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Soomaalida Qaadka Cunta ee ku nool dalka Holland oo ay soo wajahday qaad la’aan ba’an iyo qiimaha qaadka oo sare kac ku yimid(Video).

$
0
0
Soomaalida qaadka cunta ee ku nool dalkaas Holland ayaa waxaa  soo wajahday qaad la’aan ba’an iyo qiimaha qaadka oo uu ku yimid sare kac ka dib markii uu dhawaantaan ka hirgalay dalkaas sharci lagaga mamnuucaayo gebi ahaanba qaadka dalka Holland. Sharcigaan qaadka looga mamanuucaayo dalka Holland oo dhaqan galay laga soo bilaabo 5tii bishaan Janaayo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles