Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Puntland oo Kulan la Yeeshay Dhalinyarada Gobolka Bari(Sawiro).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr,Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 12 January,2012 waxa uu kulan kula yeeshey Madaxtoyada Bossaso qaar ka mida dhalinayrada gobolka Bari. Wasiiro ka mida...

View Article


RW Saacid oo Galabta Soo Bandhigay Saddex Nin oo u Dhashay Dalka Siiriya oo...

Moqdisho, 12, jan, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” oo galabta shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku soo bandhigay sadex nin oo...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku sii Jeeda Mareykanka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinka dambe ee maanta ka dhoofaya magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka. Safarka Madaxweynaha oo ay ku wehliyaan xubno ka tirsan...

View Article

Wasiirada Arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka xuntahay weerarkii...

Wasiirada  Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay howlgalka afar iyo labaatankii saac ee tagtay noqday hadal heynta ugu badan Soomaaliya, iyada oo ku tilmaamtay in ay aad uga xuntahay wixii...

View Article

Somaliland oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan shirka Arimaha Somalia ee ka...

Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Somaliland Maxamed C/llaahi Cumar ayaa ka hadlay shirka lagu wado inuu dalka Ingiriiska ku dhexmaro wafuud ka kala socota dowladda Soomaaliya iyo maamulkiisa iyo...

View Article


Puntland oo ka Biyo diiday Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee Muqdisho Lagu...

Wasiirka Shaqada ,shaqaalaha ,dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdule Indhoguran ayaa ku tilmaamay nasiib darro doorasho dhowaan lagu qabtey Muqdisho oo guddiga Olombikada...

View Article

Munaasabado lagu xusayay Aasaaskii Maamulka Khaatumo oo lagu qabtay...

Munaasibado is-barbar socda oo lagu xusayo sannad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtey aasaaskii maamul-goboleedka Khaatumo State of Somalia ayaa ka socda degaano kala duwan oo ka mid ah degaanada uu...

View Article

Gudoomiye Tarsan oo Eedayn Dusha uga Tuuray qurba Joogta Soomaaliyeed ee...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Eeday Dusha uga Tuuray Qurba Joogta Soomaaliyeed ee Muqdisho Kusoo Laabatay. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku eedeeyay dadka ka yimid...

View Article


Madaxweyne Xassan Shiikh oo Maraykanka u Dhoofay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay ugu ambabaxay dalka Maraykanka. Safarka Madaxweynaha ayaa waxa ku weheliya Raiisul Wasaare...

View Article


Dowlada Maraykanka oo Sheegtay inay qeyb ka ahaayeen howlgalkii Buulo Mareer.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in taageero kooban ay ka geysteen howl galkii Ciidamada Kumandoska Faransiiska ku qaaday deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasoo la doonayay in lagu...

View Article

Al-shabaab oo Shaacisay in uu dhintay Askarigii Faransiiska ahaa ee ay...

Warbaahinta Xarakada Al-Shabaab oo soo xiganeysa Saraakiil katirsan Kooxdaasi ayaa goordhaw waxa ay baahiyeen in uu dhintay Askari Faransiis ah ee sheegeen Shabaab in isaga oo dhaawac ah ku qabteen...

View Article

Maanso ka Hadlaysa Xaalada Degaanada Puntland‏(Video).

Maansada waxaa ladhahaa ” Deeleey Durbaanleey”   waxaa curiyay: Abwaan Cabdifataax cali Firdhiye. Iyadoo Youtube cod ah na waa tanaa : http://www.youtube.com/watch?v=2tmV2TnDy0Y     . shinbir yahaw...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo Washington Gaarey.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay ka degay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaas oo booqasho maalmo qaadan doonta uu ku joogi doono....

View Article


Howlgal Amniga Muqdisho ku Saabsan oo Lagu soo qabqabtay Dad Gaaraya 1500 oo...

Howl gal ay ka qeyb qaateen ciidamada qalabka sida oo saacado badan qaatay, laguna qab qabtay in ka badan kun ruux ayaa laga sameeyay Xaafadaha degmada Wadajir, iyadoo howl galkan uu ahaa kii ugu...

View Article

Shirkadda Isgaarsiinta Nationlink oo Mamaaciishooda Raali-geliyay ka siiyay...

Shirkadda isgaarsiinta Nationlink ayaa waxay ka raalli-gelinaysaa macaamiisheeda sharafta, gaar ahaan cilladii farsamo ee ku timid GSM-ka shirkadda qaybta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya....

View Article


Maamulka Gobolka Mudug oo ka digay in dibadbaxyo lagu qabto Magaalada Gaalkacyo.

Maamulka gobolka Mudug ayaa uga digay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland inay shacabka u abaabulaan dibad-baxyo maamulka looga soo hor-jeedo. Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland...

View Article

Ciidamada Dowlada oo Fariinsin ka qabsaday Kooxda Al-Shabaab ee Buuralayda...

Ciidanka Difaaca Dowlada Puntland ayaa Weerar Culus Maanta  ku qaaday fariisin ay ku sugnaayeen haraadiga Al-shabab oo wali ku dhuumalaysanaya deegaano hoos yimaado Buuraleyda Galgala,sida ay noo...

View Article


Maxkamada Ciidamada qalabka Sida oo saaka xukuno dil ah ku fulisay askar...

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka waabarigii hore dil toogasho ah ku fulisay labo askari oo ka tirsanaa Ciidamada xooga dalka, kuwaasoo falal isugu jira Kufsi iyo dil geystay. Fagaaraha...

View Article

Al-Shabaab oo Shaaca ka qaaday in Go’aan kama Dambeys ah ka gaareen Xaalada...

War goordhaw lagu baahiyay Baraha Internetka ee ay isticmaalaan Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in go’aan kama dambeys ah laga Gaarey Lahaystihii  Faransiiska ah ee Shabaab sheegeen in uu...

View Article

Madaxweyne Xassan Shiikh oo ka codsaday Maraykanka dib u furashada...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka codsaday dowladda Maraykanka inay dib uga furato magaalada Muqdisho safaaraddii ay halkaas ku laheyd. Isagoo ka hadlayay kulan uu la qaadanayay mudanayaal ka tirsan...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live