Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

RW Saacid oo Galabta Soo Bandhigay Saddex Nin oo u Dhashay Dalka Siiriya oo Burcad Badeed Sii Daysay.‏

$
0
0
Moqdisho, 12, jan, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” oo galabta shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku soo bandhigay sadex nin oo ay burcad badeed afduub u haysteen in ka badan labo sanadood, sadexda nin ayaa u dhashay dalka Siiriya waxaana la kala yiraahdaa Ridwaad Khaalid Daaha, Mu’ayid Hani [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles