Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinka dambe ee maanta ka dhoofaya magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka. Safarka Madaxweynaha oo ay ku wehliyaan xubno ka tirsan dowladda ayaa ka dambeeyay markii uu casuumaad ka helay dowladda Mareykanka. Madaxweynaha ayaa ku sii hormari doona magaalada Nairobi, oo uu uga sii gudbi doono Mareykanka, [...]
↧