Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka waabarigii hore dil toogasho ah ku fulisay labo askari oo ka tirsanaa Ciidamada xooga dalka, kuwaasoo falal isugu jira Kufsi iyo dil geystay. Fagaaraha School Polizio ee Tiirka wax lagu toogto ayaa labada askari oo lagu kala magacaabi jiray Jamaal Axmed C/qaadir oo 23-jir ha oo dil u geystay [...]
↧
Maxkamada Ciidamada qalabka Sida oo saaka xukuno dil ah ku fulisay askar geysatay fal kufsi iyo dil.
↧