Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Magaalada Bosaaso oo Horumar Ballaaran Sameysay(Video).

Tan iyo Markii ay dhacday Dowladii Dhexe ee Dalka Soomaaliya Waxa Horumar Ballaaran sameeyey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari iyo weliba Magaalo Ganacsiga Degaanada Puntland. Magaalada Bosaaso...

View Article


Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Jabuuti u Dhoofay.

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta  u dhoofay Magaalada Jabuuti ee Xarunta Dalka Jabuuti. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Maxamuud (Faroole)...

View Article


Taliyaha ciidamada Booliska oo ka hadlay eedeymo kufsi ah oo loo soo jeediyay...

Taliyaha ciidamada Booliska General Shariif Shiikhunaa Maye oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay eedeymo loo soo jeediyay qaar ka mid ah ciidamada booliska oo lagu eedeeyay inay...

View Article

Dowladda Mareykanka oo maanta si rasmi u aqoonsaneysa dowladda Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa maanta si rasmi u aqoonsaneysa dowladda Soomaaliya, markii sanadkii la soo dhaafay ay ka baxday xilliga KMG, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu booqasho maalmo...

View Article

PRESS RELEASE: Dennis Allex: an Agent Betrayed.

PRESS RELEASE: Dennis Allex: an Agent Betrayed. Bulo-Marer (16/01/2013). In the Name of Allah, the Most Beneficent, the Most Merciful. All praise is due to Allah, the Exalted, who says in the Holy...

View Article


Ururka Al-Shabaab oo Sheegay inay Xalay Toogteen Dennis Allex.

Ururka Alshabaab ayaa shaaciyay in ay ku toogteen xalay deegaanka Buulo Mareer Dennis Allex oo ahaa muwaadin u dhashay dalka faransiiska oo muddo ka badan saddex sano ah afduub u haysteen. Barta...

View Article

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta looga hadlay Qodobo Muhiim...

Khamiis, January 17, 2013——Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dhacdadii lagu laayay...

View Article

Madaxda Ururka Horcad o la kulmey aqoonyahanada iyo dhalinta kasoo jeeda...

Madaxda ugu sareysa Xisbiga mucaaradka ah ee HOR-CAD ayaa waxay kulan balaaran kula yeelatey magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari isla markaana ah Caasimada dhaqaalaha ee Puntland dhalinyaro iyo...

View Article


Kooxda Comsed fc Oo Guul ka gartay wareegii 2-Aad ee Tartanka Kubadda Cagta...

Waxaa Siwanagsan usocda tartanka kubadda cagta Ee gobolka Mudug kaasoo hada la gudo galay wareegiisii 2aad kooxuhuna ay ku dhaw kala harkii. Shalay waxaa wada ciyaaray kooxaha Comsed fc iyo Galcom,...

View Article


Maraykanka oo dib uga Furanaya Safaaradii uu ku lahaa Magaalada Muqdisho.

Dowlada Maraykanka ayaa lagu wadaa in safaaradeedii ay ku lahayd Soomaaliya ay dib ugaga furanayso magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowlada federalka Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho ku jooga...

View Article

Ogeysiis Muhiim Ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku Dhaqan U.k.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK gaar ahaan Magaalada  London iyo agagaarkeeda, waxaa la ogaysiinayaa inuu dhici doono shir wada tashi iyo warbixin ah oo looga hadlayo waxbarashada Soomaaliya gaar ahaan...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inaan lagu soo wargelin howlgalkii...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan dowladda Soomaaliya lagu soo wargelin howlgalkii fashilmay ee ay toddobaadkii hore deegaanka Buulo-mareer ka fuliyeen...

View Article

Degaanada Puntland oo laga bilaabay Waxbarashada Reer Miyiga.

Hay’adda Adeega Qoyska Soomaliyeed oo afka qalaad lagu yiraahdo Somali Family Services ayaa waxay ku howlan tahay sidii waxbarasho tayo leh loo gaarsiin lahaa dadka ree rguuraaga ah ee degan Gobalada...

View Article


Hillary Clinton oo ku dhowaaqday in Maraykanku si rasmi ah u aqoonsaday...

Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Maraykanka Hillary Clinton ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday in dowlada Maraykanku aqoosaday jiritaanka dowlada federalka Soomaaliya. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u...

View Article

Wariye Cabdi Xareed Cismaan oo Muqdisho Lagu Diley.

Magaala Muqdisho ayaa maanta 18 January,2012 waxa lagu diley Alaha u naxariistee Wariye Cabdi Xareed Cismaan oo ka tirsanaa Idaacada Shabeele ee Muqdisho ka hawlgasha. Wariyaha ayaa rag hubyesani ku...

View Article


Madaxda Ururka Horcad oo la kulmey aqoonyahanada iyo dhalinta kasoo jeeda...

Madaxda ugu sareysa Xisbiga mucaaradka ah ee HOR-CAD ayaa waxay kulan balaaran kula yeelatey magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari isla markaana ah Caasimada dhaqaalaha ee Puntland dhalinyaro iyo...

View Article

Daawo Caleema Saarkii Fiqi Bashiir Cusmaan ee Duleedka Bacaadweyn.

Waxa Duleedka Degmada Bacaadweyn ee Gobolka Mudug Lagu Caleema Saaray Fiqi Bashiir Cusmaan Munaasabad  loogu caleema saarayay Fiqiga oo si heer sare ah loo soo  agaasimay kana  dhacday Xarunta shirarka...

View Article


Wasiiradda Caafimaadka Puntland iyo Itoobiya oo ku kulan Ku Yeeshay Magaalada...

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame Oo Shir Caalami ah kaga qaybgalay Magaaladda Addisababa  ee dalka Itoobiya  lana kulmey Wasiirka Caafimaadka ee dalkaas (Sawiro) Addisababa:...

View Article

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo ka Hadlay Aqoonsiga Lasiiyey Dowlada...

Wasiirka  Arimaha Dibada Somaliland ayaa Waxa uu ka Hadlay Aqoonsiga Lasiiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha dibada maamulka Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in...

View Article

Augustine Mahiga oo ka hadlay Dilkii Weriye Cabdi Xareed Cismaan.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay dillkii magaalada Muqdisho loogu gaystay weriye Cabdi Xareed Cismaan Aadan oo ka...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live