Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo ka Hadlay Aqoonsiga Lasiiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya.

$
0
0
Wasiirka  Arimaha Dibada Somaliland ayaa Waxa uu ka Hadlay Aqoonsiga Lasiiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha dibada maamulka Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in aqoonsiga Dowladda Mareykanka uu siiyay Soomaaliya waxba ka badali doonin siyaasadda iyo mowqifkooda ku aadan raadinta ictiraaf ay hesho Somaliland.  Wasiirka oo wareysi siinayay Idaacadda BBC ayaa sheegay in mowqifka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles