Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Augustine Mahiga oo ka hadlay Dilkii Weriye Cabdi Xareed Cismaan.

$
0
0
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay dillkii magaalada Muqdisho loogu gaystay weriye Cabdi Xareed Cismaan Aadan oo ka howlgalayay idaacadda Shabeelle. Augustine Mahiga ayaa sheegay in ay tani qeyb ka tahay dilal bar-tilmaameed ah oo in dhawaalaba lagu hayay warbaahinta Soomaaliya, isagoo tilmaamay in [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles