Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo booqasho dhowaanahanba ku Joogay Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka oo Somalidu badi degantahay ayaa kala kulmey Mudaaharaadyo looga soo horjeedo Booqashadiisa. Boqolaal dadweyne oo ka soo horjeeda Siyaasada Madaxweyne Xasan ayaa iskugu soo baxay Xarunta uu uga khudbeyn lahaa Kumanaan Somali Maraykan ah ,waxana ay wateen boorar [...]
↧