Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame Oo Shir Caalami ah kaga qaybgalay Magaaladda Addisababa ee dalka Itoobiya lana kulmey Wasiirka Caafimaadka ee dalkaas (Sawiro) Addisababa: Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa 3-dii maalmood ee u danbaysay ku sugnaa magaaladda Addis ababa, ee dalka Itoobiya halkaas oo uu kaga qaybgalay Shir caalami ah oo looga hadlayay [...]
↧
Wasiiradda Caafimaadka Puntland iyo Itoobiya oo ku kulan Ku Yeeshay Magaalada Addis ababa(Sawiro).
↧