Ururka Alshabaab ayaa shaaciyay in ay ku toogteen xalay deegaanka Buulo Mareer Dennis Allex oo ahaa muwaadin u dhashay dalka faransiiska oo muddo ka badan saddex sano ah afduub u haysteen. Barta Twitterka ay Alshabaab leedahay ayaa lagu sheegay in xalay 7:30 fiidnimo ay toogteen Allex oo hore ay u sheegeen inay dilayaan. Waxayna warbaahinta [...]
↧