Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Wariye Cabdi Xareed Cismaan oo Muqdisho Lagu Diley.

$
0
0
Magaala Muqdisho ayaa maanta 18 January,2012 waxa lagu diley Alaha u naxariistee Wariye Cabdi Xareed Cismaan oo ka tirsanaa Idaacada Shabeele ee Muqdisho ka hawlgasha. Wariyaha ayaa rag hubyesani ku rasaaseeyeen Suuqa Wadajir subaxnimadi hore saaka xili uu ku sii jeedey Shaqada Idaacada ,waxana ka dib loola cararey Cisbitalka Madina oo markii danbe ku naf [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles