Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Maraykanka Hillary Clinton ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday in dowlada Maraykanku aqoosaday jiritaanka dowlada federalka Soomaaliya. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Hillary Clinton ayaa waxa ay xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka ka sheegtay in arrimaha dalka Soomaaliya ay ahaayeen kuwo si gaar ah [...]
↧
Hillary Clinton oo ku dhowaaqday in Maraykanku si rasmi ah u aqoonsaday dowlada Soomaaliya(Sawiro).
↧