Madaxda ugu sareysa Xisbiga mucaaradka ah ee HOR-CAD ayaa waxay kulan balaaran kula yeelatey magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari isla markaana ah Caasimada dhaqaalaha ee Puntland dhalinyaro iyo aqoon yahano kasoo jeeda Gobolada Bari, Sanaag iyo Haylaan. Kulanka oo si wanaagsan loo soo agaasimey ayaa waxaa kasoo qeyb galey dhinaca xisbiga Hor-Cad sida gudoomiyaha [...]
↧