Tan iyo Markii ay dhacday Dowladii Dhexe ee Dalka Soomaaliya Waxa Horumar Ballaaran sameeyey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari iyo weliba Magaalo Ganacsiga Degaanada Puntland. Magaalada Bosaaso ayaa aad uga dhisantay Dhanka Wadooyinka iyo Guryaha Waxa dhan walba kaaga Muuqanaya Dhismooyin aad u Bilicsan kuwaas oo lagu dhisay Nashqooyinkii Caalamka ugu Dameeyey . Waxa [...]
↧