Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Madaxweyne Xassan Shiikh oo ka codsaday Maraykanka dib u furashada safaaraddii uu ku lahaa Muqdisho.

$
0
0
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka codsaday dowladda Maraykanka inay dib uga furato magaalada Muqdisho safaaraddii ay halkaas ku laheyd. Isagoo ka hadlayay kulan uu la qaadanayay mudanayaal ka tirsan aqalka hoose ee Kongareeska Maraykanka, ayuu madaxweyne Xasan Sheekh ka codsaday dowladda Maraykanka inay dib uga howlgasho magaalada Muqdisho. Madaxweynaha wuxuu sheegay inuu wanaagsan yahay xiriirka ka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles