Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Taliyaha ciidamada Booliska oo ka hadlay eedeymo kufsi ah oo loo soo jeediyay qaar kamid ah ciidamada.

$
0
0
Taliyaha ciidamada Booliska General Shariif Shiikhunaa Maye oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay eedeymo loo soo jeediyay qaar ka mid ah ciidamada booliska oo lagu eedeeyay inay kufsi kula kaceen haweeney ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool degmada Hodon magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidamada booliska ayaa ku tilmaamay inay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles