Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Maraykanka oo dib uga Furanaya Safaaradii uu ku lahaa Magaalada Muqdisho.

$
0
0
Dowlada Maraykanka ayaa lagu wadaa in safaaradeedii ay ku lahayd Soomaaliya ay dib ugaga furanayso magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowlada federalka Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa sheegay in muddo afar bilood ah ay wadahadalo u socdeen dowlada Soomaaliya iyo tan Maraykanka isla markaana aqoonsiga dowlada Maraykanka ay ka timid kadib [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369