Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan dowladda Soomaaliya lagu soo wargelin howlgalkii fashilmay ee ay toddobaadkii hore deegaanka Buulo-mareer ka fuliyeen kumaandooska Faransiiska, si ay u soo badbaadiyaan sarkaal u afduubnaa Al-Shabaab. Wareysi uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed siiyay idaacadda VOA ayuu ku sheegay in aan marnaba lagala tashan, oo aan [...]
↧