Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Puntland oo ka Biyo diiday Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee Muqdisho Lagu Doortay.

$
0
0
Wasiirka Shaqada ,shaqaalaha ,dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdule Indhoguran ayaa ku tilmaamay nasiib darro doorasho dhowaan lagu qabtey Muqdisho oo guddiga Olombikada Soomaliyeed isku kooben xubno ka soo jeeda hal gobol. Shir saxaafadeed uu ku qabtey Galkacayo wasiirku ayuu kaga hadlay arintan oo ku eedeeyey in xubnaha doorashada ku qabtey Muqdisho ay gobolka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles