Munaasibado is-barbar socda oo lagu xusayo sannad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtey aasaaskii maamul-goboleedka Khaatumo State of Somalia ayaa ka socda degaano kala duwan oo ka mid ah degaanada uu maamulkaasi ka taliyo. Magaalooyinka Taleex, Buuhoodle, Boocame, Awr-boogays iyo degaanno kale ayaa shalay ka billowdeen dabaal-degyo lagu maamuusayo 12-ka Janaayo oo ku beegnayd maalintii degmada Taleex [...]
↧