Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Howlgal Amniga Muqdisho ku Saabsan oo Lagu soo qabqabtay Dad Gaaraya 1500 oo Ruux(Sawiro).

$
0
0
Howl gal ay ka qeyb qaateen ciidamada qalabka sida oo saacado badan qaatay, laguna qab qabtay in ka badan kun ruux ayaa laga sameeyay Xaafadaha degmada Wadajir, iyadoo howl galkan uu ahaa kii ugu horeeyay noociisa oo degmadaas laga fuliyo. Saraakiisha hey’adaha amaanka dowladda ayaa sheegay in howl galkan ay ka qeyb qaateen Ciidamada nabadsugida, [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles