Shirkadda isgaarsiinta Nationlink ayaa waxay ka raalli-gelinaysaa macaamiisheeda sharafta, gaar ahaan cilladii farsamo ee ku timid GSM-ka shirkadda qaybta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Warsaxaafdadeed kasoo baxay shirkadda Naitonlink ayaa lagu sheegay in ciladdan ay ahayd mid si lama filaan ah ku dhacday haddana la xaliyay, taasoo sababtay inay macaamiisha qaaliga ah ee shirkaddu waayaan adeega [...]
↧