Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweyne Xassan Shiikh oo Maraykanka u Dhoofay.

$
0
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay ugu ambabaxay dalka Maraykanka. Safarka Madaxweynaha ayaa waxa ku weheliya Raiisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha dibadda Murwo Fowziyo Yusuf Xaaji Aadan, iyo la taliya-yaasha Madaxweynaha. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu kulamo la qaadan doonaa madax sar-sare ee ka tirsan [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles