Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Puntland iyo Maanta By-Abdullahi Isim(Qormo Xiiso Badan).

$
0
0
Waxaa mudadan dambe soo if baxaya olole siyasadeed oo dardar iyo xawli  ku socda, kuna wajahan degaanada iyo maamulka puntland, hal ku dhegyo dareen iyo dhiilo loogu gogol xaarayo, Burburin iyo Badbaadin. Balse war badniba ha ii ahaatee ka hor dulcuda qoraalka; Yaa badbaadinaya yaase laga badbaadinayaa puntland? Nuxurka qoralka waxaa halbeeg u noqon doona jawaabaha  su’aalahan. Waxaa iga [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles