Barnaamijka Arimaha Bulshada ee ka Baxa Tv-ga Somalichannel ayaa Todobaadkan Waxa Lagu Proff.Maxamed Cabdi Xaaji Maxamed (Prof-Gaandi) oo isagu ah Madaxweynaha Maamulka Azaaniya. Prof.Gaandi Waxa uu ka hadlay Taariikhdii ay soo Mareen Gobolada Jubooyinka iyo Gedo Gaar ahaan Magaalada Kismaayo. Sidoo Kale Prof. Gaandi Waxa uu sheegay in deegaanada Jubbooyinka & Gedo ay degaan qabiilo [...]
↧