Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Amin Arts oo kartoon ka sameeyay booqashada Madaxweynaha Xasan Shiikh ee...

Amiin Caamir oo ku magac baxay Amin Arts ayaa wuxuu kartoon farshaxan ah uu ka sameeyay booqashadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu Talaadadii uu ku tegay Magaalada Damaaziin ee Gobolka Blue Nile ee dalka...

View Article


Kulan labo Maal mood socday oo looga hadlayey Amaanka Gobolka Bari oo Maanta...

Kulan labo maalmood socday oo looga hadlayey  Adkeynta Amaanka Gobolka Bari ayaa lagu soo Gabagabeeyey Gudaha Magaalada Bosaaso. Kulaankaan oo lagu soo xiraayey tababar labo casho u socday Nabadoonada...

View Article


Ra’iisulwasaare Saacid oo ka Hadlay Lahaystayaal Burcad Badeed Laga Soo...

Moqdisho, 04, Jan, 2013……Shir Jara’id oo uu galabta ku qabtay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xafiiskiisa Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa wuxuu faafaahin ka bixiyey la...

View Article

Renditions Continue under Obama, despite due-process Concerns.

The three European men with Somali roots were arrested on a murky pretext in August as they passed through the small African country of Djibouti. But the reason soon became clear when they were visited...

View Article

Hantidii uu ka tegay Madaxweynihii Hore Ee Tunuuziya oo la Xaraashayo(Sawiro).

Madaxweynihii hore ee Dalka Tunuuziya Zayni Alcaabiiin bin cali ayaa la shaaciyay in Hantidiisa uu kaga tagay Dalkaasi gabi ahaan la xaraashayo ayna Dowlada Dalkaasi la wareegeyso lacagaha kasoo baxa...

View Article


Gudiga Doorashooyinka iyo Ururada Siyaasada Puntland oo Garoowe kulan Ku...

Gudiga Doorashooyinka iyo Ururada Siyaasada Puntland ayaa Kulan ku Yeeshay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland. Xarunta PDRC ee magaalada Garowe ayaa maanta shir ku wada yeeshey guddiga...

View Article

Ardeyda Puntland ee Ethiopia oo Taageerey Nidaamka Asxaabta Badan(Sawiro).

Iyadoo mudooyinkanba dowlada Puntland ay ku howlanayd meel marinta iyo hir galinta Dimuqraadiyada Puntland iyo sidii loo gaari lahaa nidaamka axsaabta badan oo ka hir gala deegaanada Puntland  ayaa...

View Article

Yusuf Xaaji ” Meel inta la fariistay Soomaalida ha lagu barakiciyo la dhahay...

Wasiirka gaashaandhiga Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa sheegay inay jiraan dad siyaasad gaar ah ka leh barakicinta lagu haayo Soomaalida ku dhaqan Xaafada Islii, xilli maalmihii u dambeeyay ay dib ugu...

View Article


Panorama Hotel Bosaaso oo Weerar Lagu Qaaday.

Hotelka Dalxiiska ee Lagu Magacaabo Panorama Hotel Bosaaso ayaa Xalay Weerar Culus Lagu qaaday. Faah faahin ayaa ka soo baxeysa weeraro xalay Kooxo Hubeysan ku qaadeen Hotelka Panorama ee ku yaal...

View Article


Siyaasi Cabdilaahi Cali (Ciddi libaax) oo shaaciyey inuu yahay musharrax u...

Siyaasi Cabdilaahi Cali Barre (Ciddi Libaax) oo ah aqoonyahan si weyn looga yaqaan wadamada bariga Africa iyo Khaliijka, ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaga dhawaaqay in uu yahay...

View Article

Imtixaanadii Teeramka Kowaad oo Si Rasmi ah uga Bilowmay Iskuulada Magaalada...

Waxaa Maanta si Rasmi ah ugu Bilowmay Guud Ahaan Iskuulada  Magaalada Bosaso imtixaanki Teeramka Kowaad  waxaana Maanta kormeer ku maray qaar ka Mid ah Iskuulada Bosaaso  Gudoomiyaha Waxbarashada...

View Article

Tacsi Tiiraanyo Leh :Marxuum Cali Xaaji Cartan.

Waxaa Caawa fiidkii ku Geeriyooday Magaalada bosaso Allaah ha u naxariistee Cali Xaaji Cartan, Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.  Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee...

View Article

Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna oo Heshiis Hordhac ah Gaarey.

Wada hadalo ayaa u bilowday Maamulka Galmudug iyo Culumaa’udiinka Ahlusuna ee ka arrimiya qeybo ka mid ah gobolada dhexe, iyadoo wada hadaladan oo shalay ka dhacay Koonfurta Galkacyo lagu gaaray...

View Article


Saxafi Xogogaal ah: Mal socotaa Saaxafada Qarkeed waxey u taagantahay?

Weligey Kuma tala gelin inaan eedayn iyo Dhaliil u jeediyo warbaahin Soomaaliyeed Maxaa yeelay aniga ayaa ah wariye Soomaliyeed laakin waxaa layiri Digsiga maxaa karka ka keena markaasa la yiri...

View Article

Maamulka Ximin iyo Xeeb oo Qaadacay Heshiiskii dhexmaray Galmudug iyo Ahlusunna.

Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa qaadacay Heshiiskii Shalay Dhexmaray Maamuladda galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku aadanaa in ay Midoobayaan Labadaasi Maamul. Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb...

View Article


Dad lala Xiriirinayo Weerarkii Panorama Hotel oo Bosaaso Lagu Xirxiray.

Ciidamada Puntland ee gobolka Bari ayaa howlgal xalay ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso waxay ku xirxireen dhowr qof oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen weerarkii habeenkii Jimcaha lagu qaaday...

View Article

Daawo Sawirada xafladii Dabaaldega Sanadguuradii 4-Aad ee Madaxda Dowlada...

Akhristayaasheena Sharafta Leh Waxaaan Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Sawirada Xafladii Dabaaldega Sanad Guuradii 4-Aad ee Kasoo Wareegtay Markii la Doortay Madaxweyne Faroole iyo Ku Xigeenkiisa...

View Article


Abuu Mansuur Al-Amriiki oo Fariin Muuqaal Ah Soo Direy(Video).

Abuu Mansuur Al-Amriiki ayaa mar kale fariin muuqaal ah soo dhigay barta Youtube, iyadoo fariintan ay daba socotay mid uu bartamihii sanadkii hore uu soo diray, kaasoo uu ku sheegay in naftiisa ay...

View Article

C/xakiin Fiqi”Waxaan tuhunsanahay in uu jiro xiriir u dhaxeeya Burcadbadeeda...

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inuu jiro xiriir u dhaxeeya Kooxaha burcad badeeda Soomaalida iyo ururweynaha Al-Qaacida. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay...

View Article

Halkan ka Dhegayso Khudbadahii Sanadguuradii 4-Aad ee Madaxda Dowlada Puntland.

Akhristayaasheena iyo Dhegaystayaasheena Sharafta Leh Waxaan Halkan Hoose Idiinku Soo Gudbinaynaa Khudbadihii Madaxdii ka Hadashay Munaasabadii Sanadguuradii 4-Aad ee Kasoo Wareegtay Markii la Doortay...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live