Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Panorama Hotel Bosaaso oo Weerar Lagu Qaaday.

$
0
0
Hotelka Dalxiiska ee Lagu Magacaabo Panorama Hotel Bosaaso ayaa Xalay Weerar Culus Lagu qaaday. Faah faahin ayaa ka soo baxeysa weeraro xalay Kooxo Hubeysan ku qaadeen Hotelka Panorama ee ku yaal magaalada Boosaaso, kaasoo ay degenaayeen Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland. Hotelka ayaa waxaa degenaa Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan, Wasiirka Ganacsiga iyo Wasiirka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369