Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Kulan labo Maal mood socday oo looga hadlayey Amaanka Gobolka Bari oo Maanta lasoo GabaGabeey(Sawiro+Dhegayso).

$
0
0
Kulan labo maalmood socday oo looga hadlayey  Adkeynta Amaanka Gobolka Bari ayaa lagu soo Gabagabeeyey Gudaha Magaalada Bosaaso. Kulaankaan oo lagu soo xiraayey tababar labo casho u socday Nabadoonada Gobolka bari ayaa gabagabadiisa waxaa ka soo qaybgalay wasiirka amniga puntland khaliif ciise mudan ,wasiirku xigenkawasaarada arimaha gudaha  ahna sii hayaha xilka wasiirka cali xoosh  ,gudoomiyaha gobolka c.samad [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles