Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa qaadacay Heshiiskii Shalay Dhexmaray Maamuladda galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku aadanaa in ay Midoobayaan Labadaasi Maamul. Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Max’ed Nuur hagafeey oo la hadlay Warbaahinta Caalamka ayaa ku tilmaamay arin aan soconaynin in ay midoobaan Galmudug iyo Ahlu suna ayna ka sameeyaan Goboladda Dhexe Maamul [...]
↧