Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

C/xakiin Fiqi”Waxaan tuhunsanahay in uu jiro xiriir u dhaxeeya Burcadbadeeda iyo al-qaacida”

$
0
0
Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inuu jiro xiriir u dhaxeeya Kooxaha burcad badeeda Soomaalida iyo ururweynaha Al-Qaacida. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay in dowlado shisheeye ay ku lug leeyihiin dhibaatada ka jirta burcad badeeda. C/xakiin Fiqi ayaa wareysi uu siiyay Wakaalada wararka ee Iiraan ee loo soo gaabiyo FNA ayaa xusay inuu [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles