Abuu Mansuur Al-Amriiki ayaa mar kale fariin muuqaal ah soo dhigay barta Youtube, iyadoo fariintan ay daba socotay mid uu bartamihii sanadkii hore uu soo diray, kaasoo uu ku sheegay in naftiisa ay qatar ku jirto. Fariinta Abuu Mansuur Al-Amriiki oo socotay hal daqiiqo ayaa cinwaankeedu ahaa The Final Appeal (Codsigii u dambeeyay), isagoo sheegay [...]
↧