Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

RW Saacid oo Faahfaahin ka Bixiyey Waxqabadka Xukuumadiisa.

$
0
0
Muqdisho, 11 Jan, 2013….Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa, isaga oo faah faahin dheer ka bixiyay waxqabadka Xukuumada ee mudada 55-ta maalmood ah ee ay jirtay, waxana uu si gaar ah diirrada ugu saaray Midnimada iyo Wadajirka ka dhaxeeya hay’addaha sare ee Qaranka, [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles