Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Nabada iyo Cadaalada oo Bayaan kasoo saaray Xaalada Guud ee Soomaaliya.

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,midnimadda iyo Cadaaladda codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo karaamadda ummadeed leh,waxaanu qormadan ku gudbineeynaa Bayaanka Ururka ku saabsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso Taariikhda Amiirka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane.

Inta badan Wariyaasha dalka Soomaaliya ayaa si aad ah uga baqa ka halida sirta hoose ee Amiirka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane balse markaan waxaa soo baxay Wariye caan ah oo qalinka u qaatay Taariikh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadahadaladii Nabadda Ee Bariga Dhexe oo Dib u Bilaab manaya.

Wadahadaladii Nabada ee Bariga Dhexe ayaa la sheegay in ay Dib U Bilaab Manayaan. Ra’isul Wasaaraha Israeli Benjamin Netanyahu ayaa u muuqday inuu hoos u dhigay waxyaabihii laga rajeynayay wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqortooyada Dalka Britain oo Wiil u Dhashay.

Qoyska Leh Boqortooryada Dalka Britain ayaa wiil u dhashay. Kate Middleton oo ah xaaska Amiir William oo ah qofka labaad ee leh dhaxalka Boqortooyada dalkan Britain ayaa wiil ku dhashay isbitaalka St...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ragii Dilay Alla How Naxariistee Sh.C/qaadir Nuur Faarax oo Garoowe lagu...

Magaaladda Garoowe ee xarunta Puntland wararka anuu ka heleyno ayaa soo sheegey in saakay halka lugu togtey labo dhalinyaro ah oo dhawan maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaimaa Mursi”Mulateriga Dalka Masar ayaa qaadaya Amaanka Maxamed Mursi”

Qoyska madaxweynihii xilka laga qaaday ee Masar ayaa ku eedeyay militeriga inay afduub ku haystaan Mursi. Gabar uu dhalay Mursi oo lagu magacaabo Shaimaa Mursi ayaa sheegtay in taliyaha militeriga uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eng.Yariisow”Warbixintii UN-ka Been Baa ka Buuxday”

Dowladda Federalka ah ee Somalia ayaa sheegtay inay aqoonsantahay warbixintii dhawaan ay soo saartay kooxda la socodka Cuna Qabateynta Somalia iyo Eritrea, Laakiin waxey dhinaca kale walaac ka muujisay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada Puntland oo Maanta kulan ku Yeeshay Xaruntooda...

Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Garoowe iyagoo ka dooday habka lagu soo daranayo Xildhibaanada Golaha wakiilada. Halkan ka Dhegayso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA CALLS FOR ADJUDICATION PANEL FOR FUTURE MONITORING GROUP REPORTS.

The Federal Government of Somalia has acknowledged the report of the UN Monitoring Group on Somalia and Eritrea, but expresses his concern over numerous inaccuracies, contradictions and factual gaps...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cunuga Yar ee u dhashay Boqortooyada Britain oo Lasoo Bandhigay(Sawiro).

Canuga yar ee u dhashay reer Boqor ayaa la soo bandhigay, markii Hooyadiis Kate Middleton ay ka soo baxday Isbitaalka St Mary’s ee galbeedka London. Wariyeyaasha oo hor-tubnaa banaanka hore ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadaha Beelaha Daarood ee ku dhaqan dalka Maraykanka oo Baaq Soo...

Halkaan Hoose ka Daawo Baaq ay soo saareen Jaaliyaha kala duwan ee Beelaha Daarood ee ku dhaqan dalka Maraykanka. Baaqan ay Soo Saareen Jaaliyadaha Beelaha Daarood ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masuul ka Tirsanaa Hay’adda PDRC oo Gaalkacyo Lagu Diley.

Magaalada Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa caawa lagu dilay AHN Cabdinaasir Maxamed Cilmi oo qaybta maaliyada madax ka ahaa hayada PDRC xarunta Mudug. Sarkaalkan ayaa la sheegay in laba nin oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Habka Loosoo Xulayo Baarlamaanka Cusub ee Dowlada Puntland oo La...

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta  si rasmiya u meel mariyay in xukuumada cusub Puntland ee imaanaysa lagusoo dooranayo nidaamkii hab beeleedka ahaa  ee lagu soo dooran jiray xukuumadii hore. Arintaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eng.Caydiid Dirir oo Loo magacaabay Wasiirka qorshaynta iyo Xiriirka...

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland maanta  ayuu ugu magacaabay wasiirka qorshaynta ,xiriirka caalamiga ah iyo arrimaha federaalka Eng.Maxamuud Caydiid Dirir. Eng.Caydiid Dirir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abwaan Axmed Shiikh Jaamac oo Loo Magacaabay Wasiirka Warfaafinta Dowlada...

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta u magacaabay wasiirka warfaafinta ,Isgaarsiinta ,Hidaha iyo Dhaqanka Puntland Prof.Axmed Shiikh Jaamac Maxamed. Xeerka lagu magacaabay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Midowga Yurub Dhul ku Wareejiyey(Sawiro).

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii dhul bixinta guddoonsiiyey Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee Afrika ee Midowga Yurub, si Midowga Yurub ay xafiisyadooda u soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

The New Deal will generate international support to lift Somalia out of its...

The New Deal will generate international support to lift Somalia out of its fragile situation. “Somalia has embraced the New Deal process with g7+ countries to lift the country out of its fragile...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax Xoogan oo Muqdisho ka dhacay(Sawiro).

Inta la og yahay hal ruux ayaa ku dhintay, 7-kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari uu watay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka uu ku qarxay agagaarka dhabarka dambe ee Bacadlihii hore Xamar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan Hoose ka Daawo Dood Kulul oo Dhexmartay Baarlamaanka Dowlada Puntland.

Halkan Hoose ka Daawo  Dood Kulul oo Dhexmartay Baarlamaanka Dowlada Puntland.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo dib u dhigay Diyaaradihii dagaalka ee uu diri lahaa Dalka Masar.

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay dib u dhigtay ilaa afar diyaaradood oo nuuca F-16 inay u dirto dalka Masar, kaasoo qeyb ka ahaa heshiis horay labada dal u gaareen oo ahaa 20-diyaaradood...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live