Halkaan Hoose ka Daawo Baaq ay soo saareen Jaaliyaha kala duwan ee Beelaha Daarood ee ku dhaqan dalka Maraykanka.
Baaqan ay Soo Saareen Jaaliyadaha Beelaha Daarood ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa ku wajahan Xaaladaha Murugsan ee Gobolada Jubooyinka iyo Gedo.