Malayshiyaad ka Amar qaata Cade Muuse oo Xalay Degmada Waaciye Weerartay.
Malayshiyo ka Wada amar Qaata Madaxweynihii Hore ee Puntland Mudane Cade Muuse Xirsi, C/laahi Siciid Samantar, iyo Weliba Wasiirka Amniga Puntland Mudane Khaliif Ciise Mudan ayaa Xalay weerar kusoo...
View ArticleAbaalmarin Caalamiya oo la Siiyay Sheekh Somali ah.
Abaal marinta caalamiga ah ee Quraanka Kariimka ah oo sannadkiiba mar ay bixiso Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxaa sannadkan ku guulaystay Sheekh Soomaaliyeed oo Muddo badan ka shaqaynayay barista...
View ArticleMAQAAL:PUNTLAND WAY DHAQAAQDAY.
PUNTLAND WAY DHAQAAQDAY Burburkii dawladii dhexe ee soomaaliyeed iyo dagaaladii sokeeye ee dalka ayaa sababay in dagmooyinkii iyo gobaladii dalku kala irdhoobaan oo lakala joogo. Tani waxay keentay...
View ArticleCali Maxamed Geedi oo Dhaliilay Siyaasada Dowlada Soomaaliya(Dhegayso).
Halkan Hoose ka dhegayso Waraysi Xasaasi oo uu Bixiyey Ra’iisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi.
View ArticleDowladda Puntland oo Qaswadayaal ku eedaysay joojinta Doorashooyinkii...
Dowladda Puntland ayaa Qaswadayaal ku eedaysay joojinta doorashooyinkii golayaasha deegaanka oo qorshohoodu ahaa 15 July,2013 inay qabsomaan ka dib qalalaaso ay ka dhaliyeen deegaano ka mida maamulka....
View ArticleBaarlamaanka Dowlada PuntLand oo Maanta Ansixiyay gobol Cusub iyo Wasiir ku...
Xildhibaanada Barlamanka Puntland ayaa maanta fadhigood 30-aad ku ansixiyay gobalka cusub ee Guardfu oo Caluula caasumad u tahay iyo saddex wasiir xigeeno oo dhowaan la soo magacaabay. Gobalkan cusub...
View ArticleUnited Nations S/2013/413 Security Council.
United Nations S/2013/413 Security Council Distr.: General 12 July 2013 Original: English 13-36185 (E) 150713 *1336185* Letter dated 12 July 2013 from the Chair of the Security Council Committee...
View ArticleRabshado Weli ka Sii Socda Dalka Masar
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay isku dhacyo ku dhex maray taageerayaasha iyo dadka ka soo horjeeda Madaxweynihii xukunka xoogga looga tuuray ee Masar Maxamed Mursi, magaalada Mansura oo ku taala...
View ArticleDOORKA DHALINYARADA PUNTLAND WADADA NABADA IYO HORUUMARKA PUNTLAND(Sawiro).
WADAN WALBA IYO BULSHO KASTA OO DUNIDA GUUDKEEDA KUNOOL AMA UU KA SHIJRO DHAQDHAAQ NOLOLEED WAXAY KU XISAABTANTAA AMA AASAAS U AH XOOGAGA DHALINYARADA EE BULSHO WALBA,, kuwaas oo saamayn ku yeesha...
View ArticleDhegayso Warbixinta Musuqmaasuqa Soomaaliya ka dhacay.
Kooxda dabagal Cunaqabataynta Dalalka Soomaaliya iyo Ereteriya ayaa Warbixin Dheer waxa ay ka diyaariyeen Musuqmaasuq weyn oo lagu Sameeyey Hantidii Qaranka Soomaaliyeed. Halkan Hoose ka Dhegayso...
View ArticleMadaxweynaha Dalka Kenya oo Afur u Sameeyey qaar ka Mid ah Muslimiinta Dalka...
Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa Galabta Aqalka Madaxtooyada ee Dalka Kenya Waxa uu Afur ugu Sameeyey qaar ka Mid ah Muslimiinta Dalka Kenya.. Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Afur Sameynta...
View ArticleIn ka badan 500 ciidan oo ka tirsanaa Maamulka Khaatumo oo ku biiray...
Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay ku guuleysteen ciidamo iyo saraakiil ka tirsan Maamulka Khaatumo inay ku soo biiraan, kadib heshiis ay la gaareen beel degta deegaanka Fiqi fuliye oo ka tirsan...
View ArticleTalaalka Cudurka Dabaysha oo dib looga bilaabayo Deegaanada Puntland.
Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa ku dhawaaqday inay bilaabayso 25 July,2013 olole balaaran oo looga hortagayo cudurka Dabaysha. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr.Cali Cabdilaahi Warsame oo la hadlay...
View ArticleMudanayaal ka tirsan Baarlamaanka oo sheegay in caqabado kala kulmeen...
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in cabqado kala kulmaan gelitaanka Xarunta Madaxtooyada, iyagoo ka dalbaday Gudoonka Baarlamaanka in arrintan si deg deg ah wax uga qabto....
View ArticleWarbixin: Dowlada Federaalku waa ka qayb qalalaasaha Siyaasadeed ee Puntland...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hogaanka u hayo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud & Dowladda Puntland ee uu horseedka u yahay Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud Faroole waxaa u dhexeeye...
View ArticleBoqorka Beljam oo xilkii ku wareejiyay Wiil uu dhalay.
Boqorka dalka Beljamka Boqor Albert, saaka ayuu ka degey kursiga Boqorooyada, waxaanu jagada uga degey wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Philippe, markii u Boqor Albert, Boqor ahaa muddo 20 Sanadood ah....
View ArticleMagaalada Dubai oo lagu arkay arin La yaab leh oo cabsi ku abuurtay dadka ku...
Magaalada Dubai ee xarunta wadanka isu taga imaaraadka carabta ayaa lagu soo waramaya in lagu arkay arimo yaab leh oo dhamaan dadka magaalada deggan ay cabsi badan dareemeen. Magaaladan oo ah xarunta...
View ArticleHalkan ka Daawo Casharo ku Saabsan Bisha Barakaysan ee Ramadaanka.
Halkan Hoose ka Daawo Casharo Diini Ah oo ku Saabsan Bishakaysan ee Ramadaanka. Source:Allsanaag.
View ArticleDeymaha Soomaaliya Caalamka ku leeyahay oo shuruud adag lagu xiray in laga...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in deymaha lagu leeyahay in la saamaxo lagu xiray shuruudo adag, kadib markii uu shalay hadalkan ka sheegay baarlamaanka wasiir kuxigeenka Arrimaha dibada Soomaaliya...
View ArticleShir Amniga Guud ee Puntland Looga Hadlayo oo Garoowe ka Furmay.
Xarunta Wasaarada Amniga Puntland ee magaalada Garowe ayaa maanta waxa ka furmay shir muddo saddex maalmood socon doona kaasi oo looga hadlayo adkaynta amaank,waxana ka qaybgalaya in ka badan 50 ruux...
View Article