Kooxda dabagal Cunaqabataynta Dalalka Soomaaliya iyo Ereteriya ayaa Warbixin Dheer waxa ay ka diyaariyeen Musuqmaasuq weyn oo lagu Sameeyey Hantidii Qaranka Soomaaliyeed.
Halkan Hoose ka Dhegayso Warbixinta Musuqmaasuqa Hantida Dadweynaha Soomaaliyeed.