Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

US suspends delivery of F-16s to Egypt: Pentagon

WASHINGTON — The United States has delayed plans to supply Egypt with an additional four F-16 fighter jets due to unrest gripping the country, the Pentagon said Wednesday. “Given the current situation...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Faroole”Puntland diyaar bay u tahay inay ka qaybgasho shirka New-Deal...

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa sheegay inay uga qaybgalayaan shirka New-Deal ee Brussels ka furmaya 16 Sep,2013  magaca Puntland . Hadalkan ayuu shaaciyay Dr.Farole...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo ka tirsan dowladda oo qaab beeleed u abaabulan ayaa ku dagaalamay...

Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan ayaa maanta ku dagaalamay duleedka magaalada Marka, iyadoo ay xiisado ka jirto deegaano u dhaxeeya Marka iyo Afgooye ee Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Spain: Shil Tareen oo ay ku Dhinteen 77 Qof(Sawiro+Video).

Dalka Spain ayaa waxa ka dhacay Shil Tareen oo ay ku dhinteen Dad Gaaraya  77-Qof. Kooxaha wax baara ee dalka Spain ayaa weli isku deyeya inay ogaadaan waxa sababay in tareen marayey woqooyiga dalkaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso:Ikhwaanka Masar”Hadalka Al-Sisi Anaguu nagu Socdaa”

Xisbiyada taageersan Madaxwyenihii hore ee dalka masar Maxamed Mursi ayaa si adag u diiday khudbad uu jeediyey wasiirka gaashaan Dhiga dalkaas ee ku baaqaya in shacabka Masaraida ay u soo dagaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shirkoodii maanta uga dooday qodobo dhowr...

Muqdisho July 25, 2013—-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Xaalada Amaan ee magaalada...

Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar ayaa ka hadlay xaalada amaan ee magaalada Kismayo ka dib hawlgalo ay maalmihii la soo dhaafay ciidanku ka sameeyeen halkaasi. Afhayeenka oo caawa Radio...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo is Bedel Lagu Sameyn Doono.

Is bedelka lagu sameynayo Golaha Wasiirada ayaa la dhameeyay, iyadoo lagu wado maalmaha soo socda in lagu dhawaaqo Xukuumada cusub oo ka koobnaan doonta tiradii ugu badneyd. Tirada Xukuumada ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dibadbaxyo Maanta ka Dhacaya Magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Dadka reer Masar ayaa u diyar garoobaya dibad baxyo waaweyn oo iska soo horjeeda oo ka dhaca dalkaasi, maanta oo Jimca ah, iyadoo taageerayaasha iyo kuwa ka soo horjeeda Madaxweynihii xoogga xukunka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heegan Buuxa oo la Geliyey Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Heegan buuxa ayaa la geliyay ciidamada dowladda Soomaaliya, iyadoo xalay ilaa saaka ciidamada ay howl galo ballaaran ka wadeen wadooyin iyo Isgoysyo muhiim ah, si looga hortago weeraro iyo qaraxyo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamad ku taalla Dalka Masar oo Xukun ku riday Maxamed Mursi.

Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa amray in la xiro madaxweynihii xilka laga qaaday ee Maxamad Mursi. Maxkamad ku taalla dalkaasi Masar  ayaa xuukuntay in Mursi la xiro muddo 15 maalmood ah si su’aalo loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Barnaamijka Qumanaha VOA ee Todobaadkan.

Halkan Hoose ka Daawo Barnaamijka Qumanaha VOA ee Todobaadkan.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

U RIYAAQNAY ROOBKA KA CURTAY PUNTLAND.

 Ka dib markii dowlada ingiriisku ku dhawaaqday inay qaadka ka mamnuucday wadankeeda ayaa waxaa  isasoo tarayey calaacalka iyo oohinta kasoo yeeraysa beeraleyda iyo qaar ka mida madaxda Kenya kuwaasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar Sano iyo Lix Bilood Shacabka Puntland Maxay ka Dhaxleen Xukuumada...

Halkan Hoose ka Dhegayso Dood ku Saabsan Deegaanada Puntland ee Soomaaliya. Doodan ayaa Waxa Cinwaan u ah afartii Sano weliba Lixdii Bilood ee ay Jirtay Xukuumada Faroole Maxay Dadku ka Faaiideen....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka A.Gudaha oo Gaarey deegaano ka Tirsan...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo ay weheliyaan Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi, Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta C/llaahi Abyan Nuur,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saakay dil toogasho ku fulisay Afar...

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saakay dil toogasho ku fulisay afar askari, kuwaasoo horay Maxkamadu dil ugu xukuntay, kadib markii ay dilal geysteen. Gudoomiyaha Maxkamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya : Hala Hakiyo Qorshaha Celinta Qaxootiga(Dhegayso).

Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa shalay  ka hor timid qorshe dowladda Kenya ay ku dooneyso in qaxooti gaaraya 55, kun oo qof oo Somali u badan oo ku nool magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dad Kor u dhaafaya Boqol Qof oo ku dhintay Rabshadaha ka socda Dalka Masar.

Dad Kor u dhaafaya Boqol Qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Rabshadaha ka socda dalka Masar. Saraakiisha caafimaadka ee dalka Masar ayaa sheegey in dad tiradooda kor u dhaafeyso boqol lagu diley...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo qof oo ku dhimatay Qarax Muqdisho ka Dhacay.

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo galabta lala beegsaday xarun Shaqaalaha Turkiga degan yihiin oo ku taal degmada Hodan, markii gaari waxyaabaa qarxa laga soo buuxiyay uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo caawa kulan Amniga looga hadlayo la yeeshay...

Muqdisho July 27, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa caawa kulan ballaaran oo afur ah la yeeshay taliyeyaasha ciidamada Qalabka...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live