Wasaaraha oo booqday Xaruntii shaqaalaha Turkida ee la qarxiyay, una...
Muqdisho, July 28, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday xaruntii shalay kooxaha nabadiidku ay la beegsadeen qaraxa taasoo ay...
View ArticleWasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta oo Axad ah hortagaya baarlamaanka, si su’aalo looga weydiinayo arrimaha ammaanka oo faraha ka baxayay maalmihii u dambeeyay....
View ArticleDowlada Maraykanka oo Canbaareysey Awooda loo adeegsaday Dibadbayaasha Masar.
Taageerayaasha madaxweynihii xilka laga qaaday ee Maxamad Mursi ayaa sii wada dibedbaxyadooda in kasta oo dowladdu ka digtay in la kala eryi doono. Dadka dibedbaxayada ka qeybqaadanaya ayaa sheegay...
View ArticleBaarlamaanka D.Puntland oo maanta ansixiyey Miisaaniyada Dowlada ,Degmo Cusub...
Mudanayaasha Barlamanka Puntland ayaa maanta ansixiyay in miisaniyada dowladda Doolar lagu saleeyo canshuur qaadis iyo bixin kharashaadba ka dib dood u socotay maalmihii la soo dhaafay. Halkan ka...
View ArticleGolaha Wasiirada oo meel mariyay Miisaaniyad gaar ah oo loogu talogalay...
Muqdisho July 28, 2013—- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax...
View ArticleReer Mali oo u Dareeray Goobaha Cod Bixinta.
Dadka Mali ayaa Axaddan maanta ah u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweyne cusub. Hogaamiyaha la doorto ayaa waxa uu dhaxli doonaa dal weli ka soo kabanaya dagaalkii kooxaha...
View ArticleMaamulka Jubbaland oo Maanta Magaalada Kismaayo kusoo Bandhigay Ciidamo Gaar...
MAAMULKA JUBBALAND AYAA MAANTA MAGAALADA KISMAAYO KU SOO BANDHIGAY CIIDAMO GAAR AH OO LOOGU TALAGALAY SUGIDDA AMAANKA MAGAALADA KISMAAYO, KUWAASOO TODOBAADYADII UGU DAMBEEYAY LA BARAAYAY TABABARO KU...
View ArticleOgaysiis Muhiim Ah:Ardayda Soomaaliyeed ee dhamaysatay Dugsiyada Sare.
Dhamaan Waxa la Ogaysiinayaa Ardayda Soomaaliyeed ee dhamaysatay Dugsiyada Sare in Loo Hayo Jaamacad Raqiis Ah Amase aad u jaban ,Jaamacadaas oo ku taal Dalka Shiinaha Gaar Ahaan Gobolka Waqooyiga....
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo CabdiShakuur Mire Aadan u magacaabay wasiirudowlada...
Madaxweynaha dowladda Puntland CabdiRaxman Maxamed Faroole ayaa maanta wasiiru dawlaha wasaaradda dekedaha,gadiidka badda iyo la dagaalanka burcad badeedka u magacaabay Cabdi Shakuur Mire aadan oo...
View ArticleDhib Iyo Dheef Maxay Ardayda Soomaaliyeed Kala Kulmeen Dalka China (W/Q...
Dhib Iyo Dheef Maxay Ardayda Soomaaliyeed Kala Kulmeen Dalka China. Haddaba waxaan doonayaa inaan isdul taago, waxyaabo badan oo aan wax kaga iftiiminayo dhibaatooyinka iyo Faa’iidooyinka ay Ardayda...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo mar Labaad Codsi udirey Baarlamaanka Dowlada...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday Xildhibaanada Baarlamaanka inay sii shaqeeyaan hal todobaad dheeraad ah, iyadoo Gudoonka aanu wali aqbalin soo jeedinta Madaxweynaha....
View ArticleBeelweynta Dir oo ka Digtay Khatarta Dagaalada Ka Soconaya G.Shabeelaha...
Beelweynta Dir ayaa digniin kasoo saartay Dagaalada ka Soconaya Gobolka Shabeelaha Hoose. Halkan Hoose ka Daawo Digniinta Waxgaradka,Aqoonyahanka iyo Dhalinta Beelweynta Dir.
View ArticleWashington:Falastiin iyo Israel oo Maanta Kulmaya.
Xubnaha wadahadalada u qaabilsan Israel iyo Falastiin ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah ay ku kulmaan magaalada Washington. Saraakiishan wadaxaajoodka u qaabislan labada dhinac ayaa kulankoodu...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Loogu Baaqay in uu Is Casilo(Dhegayso).
Waxa isa soo taraya cabashada dadweynaha ee ku aadan amaan daridda ka jirta Muqdisho ,iyadoo ay gaartay in Madaxwayne Xasan Shiikh loogu baaqo is-casilaad. Suxufiyiin ayaa makrafoonka la soo dhaxmaray...
View ArticleMaqaal: Maraaxilkii la soo maray & Caqabadaha Siyaasadeed ee Muuqda xiliga...
Horudhac: Tan iyo asaaskii Puntland 1998, Puntland waxay soo martay marxalado siyaasadeed, dhaqan- dhaqaale oo kala duwan. Waqti kastaahi wuxuu lahaa fasiraadiisa gaarka ah, ayadoo lagu cabirayo ama...
View ArticleWasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo dhalinta ku Booriyey inay ka Mid...
Wasiirka shaqada, iyo shaqaalaha ,dhlinyarada iyo ciyaaraha Puntland C/Weli Xirsi Cabdulle (Indho guran) ayaa dhalinyarada reer Puntland ku booriyay inay u tartamaan ka mid Noqoshada xubnaha...
View ArticleDaawo Sawir Gacmeed Amiin Caamir iyo Dhibaatada ka jirta Gobolka Shabeelaha...
Amiin Caamir Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ayaa Bogiisa Internetka Wuxuu kusoo Bandhigay Sawir Gacmeed ka Turjumaya Xaqiiqda Dhibaatada ka Jirta Gobolka Shabeelaha Hoose. Halkan Hoose ka Daawo Sawir...
View ArticleOlolaha Doorashooyinka Puntland oo ku Baahay Baraha Facebook & Twitter.
Dhowaan ayey ahayd markii Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ku dhawaaqay joojinta doorashadii Golaha Deegaanka Puntland taas oo dhabada u xaartay in Baarlamaanka wakhtigiisu...
View ArticleMadaxda Dowlada Soomaaliya oo isku Khilaafsan xubnaha ka mid noqonaya Golaha...
Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa isku Khilaafsan Xubnaha ka Mid Noqonaya Golaha Wasiirada ee dhowaantan la Damacsanyahay in qaarna la isku shaandheeyo qaarna Cusub na la keeno. Iyadoo...
View ArticleUNHCR oo Taageertay Go’aankii Maxkamadda Kenya.
Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR, ayaa soo dhaweysay go’aankii 26kii bishan ka soo baxay Maxkamadda Sare ee dalka Kenya, kaas oo horjoogsaday qorshe dowladda Kenya ay ku dooneysay in...
View Article