Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Afar Sano iyo Lix Bilood Shacabka Puntland Maxay ka Dhaxleen Xukuumada M.Faroole(Dhegayso Doodan).

$
0
0

mqdefaultHalkan Hoose ka Dhegayso Dood ku Saabsan Deegaanada Puntland ee Soomaaliya.

Doodan ayaa Waxa Cinwaan u ah afartii Sano weliba Lixdii Bilood ee ay Jirtay Xukuumada Faroole Maxay Dadku ka Faaiideen.

Doodan ayaa ka qeybgalay Afhayeenka Jaaliyada Puntland ee Dalka Austria Mudane C/khadar Qanbi Guhaad ,Abwaan. Ciiro Axmed Xasan,Suxufi C/weli Xasan Gooni iyo Prof.Maxamed Xareed Cali.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles