Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Dhegayso:Ikhwaanka Masar”Hadalka Al-Sisi Anaguu nagu Socdaa”

$
0
0

Xisbiyada taageersan Madaxwyenihii hore ee dalka masar Maxamed Mursi ayaa si adag u diiday khudbad uu jeediyey wasiirka gaashaan Dhiga dalkaas ee ku baaqaya in shacabka Masaraida ay u soo dagaan Wadooyinka maalinta jimcaha.

xilli xalay madaxtooyada dalka Masar uu ka furmay shir dib u heshiisin ah oo ay ka qayb galayaan qaar ka mid ah xisbiyada Siyaasadda.

 

Hadaba xaalada siyaasadeed ee dalka Masar oo bilahii ugu dambeeyey aheyd mid murugsan, ma dheci kareysaa in qeybaha siyaasada ee iska soo hor jeeda iney tanaasul sameeyaan.

Warbixin iyo warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles